Boqortooyada Sacuudiga oo wax badan ka badeshay Aragtidii ay ka qabeen Israa’il

Boqortooyada Sacuudiga ayaa isbadal ku sameysay aragtidii ay horey uga qabtay Maamulka Israa’iil, waxaana hada si tartiib tartiib ah usoo laabanaya xiriirka hoose ee ka dhaxeeya Sacuusiga iyo Israa’il. Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan oo Wareysi siiyay Wargeys laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Israa’iil xaq u leedahay in … Continue reading Boqortooyada Sacuudiga oo wax badan ka badeshay Aragtidii ay ka qabeen Israa’il